Till innehåll på sidan

U diyaari gurigaaga dhibaato ama dagaal

Haddii dhibaatada ama dagaalku yimaado,
dhammaanteen waxaan u baahanahay inaan is caawino.

Sidee u diyaarsantahay haddii hiitarka uu qaboobo feriijkana uu kululaado?
Haddii ay dhacdo duufaan daran, carqalad IT ama isku dhac hubaysan,
waxa aan u qaadanno si fudud ayaa laga yaabaa inay shaqeen wayso.

Sidaa darteed, way fiicantahay in la diyaar garoobo. Waxa ugu muhiimsan
waa in la helo cunto, biyo la cabbo, kuleyl iyo fursad aad ku hesho
macluumaad muhiim ah.

Senast granskad: 4 november 2022

Till toppen av sidan